Magaalada Baladweyne oo laga bilaabay Olole lagu buufinayo cayayaanka ka dhashay fataahada.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay olole Magaalada looga buufinayo cayayaanka ka dhashay biyihii ku fatahay Magaalada sida kaneecanada oo saameyn ku yeelatay bulshada gaar ahaan dadka danta yar.

Ololahan Buufinta ah ayeey dhallinyaradan u adeegsanayaan sun iyo qalabka wax lagu buufiyo kuwaasi oo ay ku iibiyeen lacago ay iska aruuriyeen.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya