Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Dhawaan ay ka bilowdeen Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo iyo sido kale Deegaanada ku xeeran Mashruuca dibu soo kabashada habka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka faa’iideysanaya Kumanaan Beeraley ah oo kamid ah Kuwii ay Waxyaaladu ka soo gaadhay fatahaadii Dalka ka dhacday El-nino iyo sido kale Beeraleyda aan awoodin Iibka Dalagyada Abuurka Beeraha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa