Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada afamdow ahna duqa dagmada maxamed cabdulaahi cismaan maxamed aamiin ayaa maanta waxa uu salaada ciidul fidriga kala qayb galay Kumanaan qof garoonka wayn ee magaalada afamdow.
Sidoo kale munaasabada ciidul fidriga waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan salada kadib waxaa warbaahinta lahadlay gudoomiyaha degmada afamdow ahna duqa dagmada maxamed aamiin isagoona umada Muslimiinta ugu hambalyeyay maalinta ciida.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya