Madaxweyne ku xigeenka Soomliland oo gaari kuwa caafimadka ah ku wareejiyay wasaaradda Caafimaadka.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeen maamulka soomaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Saylici Ayaa deeq gaari oo loogu talo galay in wareejiyo adeeg caafimaad oo dhameeystiran ayaa ku wareejiyay wasaarada Hormarinta Caafimaadka maamulka Somaliland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa