Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ali Daahir Eid Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in bisha 11aad ee sanadkan lakala diraayo dhamaan goloyaasha deeganka degmooyinka Galmudug ee haatan dhisan.
Waxa uu sheegay in dhawaan bilabanayaan dhismaha xisbiyada wixi xiligaan kadanbeyana Galmudug u dhaqaaqi doonto doorasho dadweyne oo dadku dooranayan golayaasha deegaanka iyo madaxda sar ee Galmudug.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya