Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo maanta dib ugu laabtay Kismaayo.

0
109
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowladda Jubaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Dowladda Jubaland.
Masuuliyiin katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda ayaa Madaxweyne ku xigeenka kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya