Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha waddanka Tunisia Kais Saied ayaa shaqada ka eryay Ra’iisul Wasaare Axmed Hachani.
Waxaa uu ku beddelay Kamel Madouri oo ahaa Wasiirkii wasaaradda arrimaha bulshada.
Bayaan ka soo baxay Madaxtooyada Tunisia ayaan lagu shaacin sababaha keenay in xilka laga qaado Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi.