Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo furey shirka sharciga dhulka magaalooyinka Koonfur Galbeed

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Furey Shirka Sharciga Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed kaasi oo lagu qabtay magaalada Baaydhabo.Shrcigan ayaa soo maray golaha sharci dajinta iyo golaha wasiirada ee maamulka koofur galbeed.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya