Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay wafdi uu Hogaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya.
Qaabilaada Madaxwaynaha Konfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta gareen waxaana shirka ku wahelanayay Wasiirka Wasarada Gargaarka iyo maaraynta Masiibooyinka iyo Gudoomiyaha Ha’yadda Qaxoontiga iyo Baracayaasha KGS kas oo laga hadlay sidii xal looga helil ahaa Baracayaasha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya