Madaxweynaha KGS oo Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda UNFPA

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Mudane Cabdicasiis Xasan laftagiriin ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Beydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo Maanta gaadhay Magaalada Beydhabo.

kulanka ayaa waxaa sido kale qeyb galay Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka KGS ayaa waxaa looga hadalay Horumarinta Adegyada Waxbarashada iyo Caafimaadka iyo sido kale Tayeynta Awooda Dhalinyarada iyo Mashaariica kale oo ay Hay’addu dooneyso in ay ka fuliso Deeganada KGS.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya