Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo socon doono muddo afar (4) maalin ah ayaa ah shirka Sanad laha ah ka soo markiisa 5aad oo ka dhacayo Magaalada baydhabo Xarunta KM-Gaarka KGS.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa daah-furey Shirka waxana ka qeybgalaya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed,guddoomiyaasha Degmooyinka Iyo Gobolada, qaar kamid ah Hay’adaha Dowlada ka taagyeera horumarinta adeegyadda bulshada iyo adeeg daadejinta.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya