Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xariga kajaray 5 wado oo laami ah oo laga hirgaliyay Magalada kismaayo Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka ku nool Magaalada kismaayo inay ilaashadaan kaabayaasha Horumarka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya