Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobka deyrta ayaa meelo badan oo ka mid ah dalkeena Soomaaliya ka da’aya, kaas oo meelaha qaar fatahaaduhu ay qasaare dhimasho iyo bur bur hantiayeed ay geysteen.
Hadaba Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa faahfaahin ka bixiyay fatahaadaha iyo daadadka ka jira deegaanada Jubaland iyo saamaynta guud ee ay geysteen.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa