Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwayne dawlad gobaleedka jubbaland mudane axmed maxamed islaam ayaa shirkii furitaanka ganacsiga soomaaliya iyo maraykanka ee lagu qabtay magaalada kismaayo ka sheegay in soomaliya dibu dhiskeeda ay caqabad ku yihiin arimaha kala ah maalgashi la’aanta iyo ku tiirsanaanta wadamada shisheeye.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya