Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta golayaasha Dowladda iyo dadweyne kala duwan salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa