Madaxweynaha Hirshabelle oo Kahadlay Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
175

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Kahadlay Saameynta Fatahaadaha Soo laalaabtay ee Wabiga Shabeelle isagoo Sheegay In fatahaadaha Wabiga Shabeelle laga qabtay Wax badan waxaana uu u Mahadceliyay Ganacsatada iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee kaqeyb qaatay dadaalka xal uhelidda fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya