Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay Qasaaraha ka dhashay fatahaada Wabiga Shabeelle

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray degamada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe xili ay da’ayan roobka deyrta iyado ay ku darsatay fatahaada wabiga shabeelle.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa