Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda abaarta ee Deegaanada Galmudug.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa ka hadlay xaaladda abaarta ka jirta deegaanada Galmudug, isagoo si gaar ah uga dayriyey saameynta ay ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka, dowladda federaalka, ganacsatada, iyo bulshada Soomaaliyeed in ay u istaagaan gurmad deg-deg ah si loo badbaadiyo dadka ay abaartu saameysay.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya