Madaxweynaha dalka oo ka qeyb galay Xuska 81 sano guuradii kasoo wareegatay maalinka dhalinyarada SYL

0
71

waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay 81 sano guuradii kasoo wareegatay maalinka dhalinyarada SYL Maalinkan oo la xuso 15 May Sanad walba waxaa la soo bandhigaa Taariikhada 13 Dhalinyaro ee Gobonimo doonka ahaa.

Munaasabada lagu xusayay Maalintan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimayaal, Saraakiil, Wasiiro, Xildhibaano, Madaxweynaha dalka iyo qeybaha kale ee Bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya