Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo ka warbixiyay qorshaha Galmudug ee maamul daadejinta.

0
135

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cali Daahir Ciid, madaxwayne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo ka qayb-galayay shirka qarnijirka 2060 ee Soomaaliya oo Dhuusamareeb lagu qabtay ayaa sheegay in Galmudug ay qorshaynaysao in adeegyada muhiimka ah la hoos geeyo maamullada Dowladaha hoose ee Degmooyinka si loo dhamaystiro Maamul daadejinta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa