Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay dhismaha Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cali Daahir Ciid Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu faah-faahin ka bixiyay dhismaha garoonka diyaaradaha caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Waxaa uu sheegay in la joogo waqtigii la hirgelin lahaa dhismaha garoona sidoo kalana ay diyaar tahay dhaqaalihii lagu dhisi lahaa garoonka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa