Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Putlaand oo maal mihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Bosasso ayaa Daah furay Maashaariic ay kamid yihiin Dhismaha Garoonka kubada cagta ee Magaalada Bosasso kaasi oo loo dhisayo si sacri ah islamarkaana ay baahi weyn u qabeen bulshada Magaalada Bosasso.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya