Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid Maamulka Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud oo u hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Guriceel iyo xubno kamid ah Golaha Deegaanka ayaa tagay Deegaanka Dalas iyagoona kormeer ku sameeyay xaalada ka jirta Deegaankaasi.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya