Madaxa qeybta Hooyada iyo Dhalaanka Isbitaalka weyn ee Magaalada Dhoobley oo kawarbixisay adeegyada Hooyada iyo Dhalaanka u fidiyaan.

0
206

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka weyn ee Deegaanka Dhoobley ayaa inta badan daboola baahiyaha dhanka caafimaadka ee bulshada Deegaanka, kaasi oo looga kala yimaado Deegaanada hoos yimaada Dhoobley.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya.