Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacadda Plasma oo kamid ah Jaamacaddaha ugu waaweyn dalka, taas oo xarumo kala duwan ku qeyb kamid ah dalka sida magaalada Kismaayo oo dufcaddii 7-aad ay ka qalin jabiyeen todobaadkaan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya