Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdi Xakiin Cabdi Digaale oo ah Madaxa Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka xaafada Waabari ee Magaalada Dhoobley ayaa kawaramay xaalada guud ee Isbitaalka iyo adeegyada ay u qabtaan Hooyada iyo Dhalaanka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramya