Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland oo Kismaayo laga daah furay.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland mudane Maxamed Ibraahim Ogle ayaa daah-furay kulanka Madasha Wadatashiga Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland iyo xiriirka Hay’aha Dowladda.

Shirka ayaa waxa ka qaybgalay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubbaland iyo hawl wadeenada kala duwan ee Wasaradaha Jubbaland.

Shirka ayaa daarnaa kala warqaadasho Haya’adaha Dowlada dhexdooda ah fursadaha iyo caqabadaha jira.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa