Madasha Is dhaxgalka iyo Nabadeynta Bulshada Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxtooyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha oo is kaashanaya ayaa soo qaban qaabiyey Madasha Is-Dhexgalka iyo Nabadaynta Bulshada Koonfur Galbeed oo ka Qabsoontay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya