Madasha Dhalinyarada hiil walaal ee ka dhisan Deeganka Dhoobley oo ka codsaday Maamulka Deegaanka in ay ku garab istaagaan hormarinta Deegaanka.

0
154

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ka tirsan Madasha Dhalinyarada Hiil walaal ee ka dhisan Deeganka Dhoobley ayaa ka codsaday maamulka Deegaanka in ay ku garab istaagaan hormarinta Deegaanka iyo kor u qaadista bilicda Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya.