Madariso lagu baran doono xifdinta Qur’aanka oo laga furay Deegaanka Hoosingo

0
335

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad si heer sara ah loo soo Agaasimay isla markaana xariga loogaga jarayay Madariso Cusub oo lagu baran doono xifdinta Qur’aanka kariimka ah iyo culuumtiisa ayaa lagu qabtay Deegaanka Hoosingo ee Gobalka Jubada Hoose.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya