Madaraso lagu baran doono Qur’aanka oo laga dhagax dhigay Deegaanka Buula bartire.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada owqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa Deegaanka Buulo Bartire ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay madaraso lagu baran doono Qur’aanka kariimka taasoo baahi weyn u qabeen dadka Deegaanka.

Dhagax dhigan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan baarlamanka Jubbaland, Maamulka Degmada Kismaayo, maamulka Deegaanka Buulo Bartire iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa