Madarasada Mucaad binu Jabal ee Degmada Dhoobley oo xaflad Qalin jabin ah u qabatay Arday dhameysatay xifdinta Qur’aanka.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada Mucaad binu jabal ee Degmada Dhoobley ayaa maanta xaflad jabin ah u qabatay Arday dhameysatay xifdinta Qur’aanka Kariimka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya