WARARKA Madarasada Ibnu-Taymiya ee Degmada Afmadow oo munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayay u qabatay arday baratay culuumta Diiniga. By admin - March 16, 2021 0 210 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada Ibnu-Taymiya ee Degmada Afmadow ayaa munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayay u qabatay arday baratay culuumta Islaamka. Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa. https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/03/warka-hamdi-munaasabad-abaal-marin-afmadow.mp3