Madarasada Abu-Bakar Sadiiq Xagardheer oo munaasabad sagootin ah u qabtay Arday ka qalin jabisay

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladan oo loo qabtay boqolaal Arday oo ka qalin jabisay Madarasada Abu-Bakar Sadiiq ee xerada xagadheera Maamulka iyo Macalimiinta bahda Waxbarashada Islaamiga ah xubna ka socday Dowlada, Waalidiin, Macalimiin, Arday iyo marti sharaf kale.

Dadkii Madasha kasoo qeyb galay ayaa u mahad celiyay maamulka iyo Madarasada Abu-Bakar Sadiiq

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya