Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabgabeeyay tababar ku saabsan habka imtixaanada loo diyaariyo iyo sida qofka uu waqtigiis u ilaaliyo kaasoo socday muddo Afar maalmood ah, waxana tababarkan soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka safa Academy.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya