Machad lagu baran doono xirfada barashada suuqyada online-ka oo laga daahfuray kismaayo

0
47
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machad cusub oo loogu magacdaray Crpto Elite Academy, islamarkaana lagu baran doono xirfada barashada suuqyada online-ka gaar ahaan Cryptocurrency ayaa laga daahfuray Magaalada kismaayo.
Lacagaha Danabeysan oo ay Dadka qaar u arkaan in ay tahay lacagta mustaqbalka dhow badali doonta lacagaha caadiga ah ee aan hada isticmaalno.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya