Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad ay ka qayb galeen Masuuliyiin kamida Dowlada Maamulka Jamacada Simad aqoonyahano cilmi baarayaal iyo madaxa hay’adda Niis Foundation oo lagu furay machadka is badelka cimilada iyo Deegaanka ee ICE ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho.
ICE waa machad u taagan ka shaqaynta arimaha is badelka cimilada Deegaanka Horumarinta xalalka caqabadaha ku hor gudban Degaanada Somalida.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya