Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo waxaa dhawaan soo gaaray Macallinka Xulka Qaranka17 Sano Jirada Soomaaliya Daadir Amiin, Socdaalka Macalinka uu kusoo gaaray magaalada Kismaayo ayaa ku qotomo sidii uu u indho indheyn lahaa Ciyaartoy waayadii dambe loo diyaarinaayey Xulka Soomaaliya ee 15 Jirada, 16 Jirada, iyo 17 sano Jirada.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya