Macalin baahiyaha gaarka qaba oo ku dhiiraday inuu qur’aanka kariimka baro ardey Soomaaliyeed

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Macalin Nuur Maxamed Cumar waa 40 jir ka mid ah dadka baahiyaya gaarka qaba islamarkana aan socon Karin basle duruufaha heysata kama hor istaagin inuu noloshiisa iyo mida bulshada uu kaalin ka qaato isagoo qur’aanka kariimka bara ardey Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Muqdisho.

Macalin Nuur Maxamed Cumar ayaa gurguurad ku taga dugsiga qur’aanka kariimka uu ku baro ardeyda maadaam uusan awoodin inuu labadiisa lugood ku socdo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa