Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ku sugan Arday qaba baahiyaha gaarka ah, kuwaasoo dhigta Waxbarashada iyo kuwo aanan waxbo baran oo Guryaha jooga.
Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah macalimiinta waxbara ardaydaasi oo ka warbixiyey sida ay wax u baraan iyo caqabada ay la kulmaan ardayda baahiyaha gaarka qaba.
Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warrameysa