Macalimiinta Wax Ka Dhiga Farsamada Gacanta oo Ka Warbixiyey Isbadaladda Farsamo ee kusoo Kordhay Magaalada Kismaayo

0
190

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barshadda farsmadda gacanta ayaa ku soo badaneysa magaaladda Kismaayo waxaana ka jira dugsiyo lugu barto farsmada gacanta tasoo ay soo kordhisay in ka faii’deen  qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Kismaayo

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya