Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Koboca Mowjadaha Tiknoolajiyaddu waa kuwo faa’ido iyo dhibaato labadaba ay ka dhaxleen bushada isticmaashaa, waxaana sidoo kale laga war qabaa wadamo badani ay la tacaalayaan sidii ay u xakamayn lahaayeen waxyeellada ku lammaan tiknoolajiyada casriga ah.
hore waxa khaati looga joogay qaar kamid ah baraha Bulshada sida Snapchat, Facebook iyo kuwo kale oo saameyn taban ku yeeshay dhaqanka iyo xidhiidhka wanaagsan ee Mujtamaca qaarkood, gaar ahaan Dhalinyarda oo u siweyn ula falgalay Noloshooda Dadka u sidaweyn uu u sameyey waxa kamid ah ardayada oo inta badan uu dib u dhac ku keeno hormarka ay ka sameyn lahayen dhanka waxbarashada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintan Faah-faahinaya