Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Macalimiinta iyo Ardeyda Iskuulaadka Dhoobley ayaa soo dhaweeyay balan qaadkii dhawaan kasoo yeeray Maamulka Magaalada Dhoobley kaasi oo ahaa in abaal marin ay siin doonaan Ardeyda kaalimaha hore ka gasha imtaxaanaadka qaranka.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegayaa