Macalimiinta Iskuulada magaalada kismaayo oo loogu baaqay iney Ardeyda si degan ugu dulqaatan

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-barafasoor cabdirisaaq maxamad xaashi oo kamida bariyaasha sara ee kunool magalada kismaayo ayaa macaliminta ugu baqay in ardeyda lola dhaqma sida ugu wanagsan. Naxwo Axmed Kadiye

Audio Player