Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baydhabo ayaa lagu Dah-furay Tababar ku saabsan sida wanaagsan ee wax loo bari karo Ardayga kaas oo ay soo agaasintay Jamacaad ZAMZAM ee Magaalada Baydhabo.
Waxaana Tababarkan loo qabtay Macalaminta qaar ee wax ka kala dhiga dhamaan iskuulaadka Magaalada Baydhabo.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya