Macalimiinta iskuulada Baydhabo Oo ka hadlay Sida ay Ardeyda Wax u baraan.

0
187

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Macallinku waa qof ka caawiya ardayda inay helaan aqoon, xirfado iyo wanaag iyagoo adeegsanaya ku-dhaqanka waxbaridda. Macalimiinta soomaaliyeed tani iyo Burburkii dalka waxay ahayeen kuwa u istaagay inay wax baraan Carruurta Soomaaliyeed, ma helaan xuquuqdii ay mudnaayeen sida Mushaar ku filan,Tababar iyo kuwa kale.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya