Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli wasaarada waxbarashada Galmudug ay wado tartan u dhaxeya ardeyda qaar kamida dugsiyada Galmudug ayaa waxa arinta soo dhaweyey qaar kamid ah macalimiinta Dhuusamareeb.
Macalimiinta ayaa arintan ku tilmaamay tilaabo sare u qadeysa aqoonta ardeyda iskuulada ee deganada Galmudug.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan faah faahinaya