Macalimiinta Dhoobley oo ku baaqay in laga qeyb qaato Horumarinta Waxbarashada Degmada.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada kajirta degmada dhoobley maadi iyo diiniba ayaa si xooggan u kobcaysay wakhtiyadii lasoo dhaafay iyadoo walibo ay jiraan horumarro badan oo degdeg ah dhanka waxbarashada markii la eego sanadihii  lasoo dhaafay.

Qaar kamid ah Macaliminta wax ka dhiga iskuulaadka dhoobley ayaa waalidiinta iyo cid waliba oo ay quseyso waxbarashada ugu baqay inay ka shaqeyaan Hormarinta waxbarashada.