Macalimiinta Dhoobley oo kawarbixiyay heerka waxbarashada gabdhaha dhigta Iskuulada Degmada.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada waa furaha nolosha qofkasta oo waxbaranaya waxa uu ku taamayaa in uu ka guul gaaro yoolkiisa waxbarasho.

Gabdhaha ayaa ah kuwa kaalmaha hore ka gala waxbarshada iyagoona dadaal aad u wanaagsan muujiya intay ku jiraan waxbarshada.

Qaar kamid ah Macalimiinta Dugsiyada Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay heerka waxbarashada gabdhaha dhigta Iskuulada ku yaala Degmada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa kawarbixiyay