Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo ay jiraan dhaqamo iyo afaf kala duwan oo maanta ka jira dunidan sii kordhaysa ee isku xidhan iyo isku tiirsanaanta, aqoonta luuqadaha kale waa xirfad muhiim ah oo qofka u ogolaanaysa inuu si degdeg ah oo macno leh ula macaamilo Aduunka.
barashada luqadda labaad amaba luqado badan waxay qofka u fududeysaa helista fursado shaqo.
Qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhiga iskuulada ku yaala Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay doorka luqadaha ay ku leeyihiin barashada cilmiga.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya